Wararkii ugu dameeyey ee kasoo kordhay baadi goobka Tahriibayaashii ku qaraqmay xeebaha Europe.
Dadaalo aad u xoogan ayaa ka socday Saacadihii ugu dameeyey Xeebaha Talyaniga kuwaasi oo lagu baadi goobayey doon in ka badan 700 oo tahriibayaal ah ay saarnaayeen oo ku Dagtay badda Talyaniga maalinadii axadda ahayd sitimaankii tagay .
Waxaa saaka oo salaasa ah Dekada magaalada Catania ee Jasiirada Sicily ee dalkaasi Talyaaniga la keenay 28 qof oo kasoo badbaaday doontii tagtay, dadka la la keenay ayaa ukala dhashay
Madaxa IOM u fadhiya Talyanida Giacomo ayaa cadeeyey in dadka ka badbaaday musiibadaaas ay ukala dhasheen “Mali, Gambia, Senegal, Somalia, Eritrea iyo Bangladesh.

Dhanka kale Shirar ayaa ka soconayey magaalada Brussels ee xarunta Belgium ka taas oo ay iskugu yimaadeen dalaalka reer Europe, waxayna kasoo saareen qodobo wax looga qabanyo xaaladda hadda taagan sida:-
In lala dagaalamo Dadka Tahriibinta ka shaqaynaya ee Doomaha aan cagaha badan ku taagnayn dadka kusoo daabulayo taasoo fariin cad u diraysa dadka ka shaqeeya Arimaha Tahriibinta xeebaha Libya.
waxay kaloo isla garteen in la kordhiyo maraakiibta iyo doomaha badbaadin , walow wadanka Malta uu aad ugu dheeraaday in wax laga qabto meesha ay Tahriibayaashu kasooo burqanayaa ee Libya lagana caawiyo in Dalkaasi uusan noqon dal fashilmay uuna markale cagihiisa ku istaago si la iskaga kaashaqado wax kaqabasho dhab ah ee xaaladda murugsan ee tahriibayaasha sharci darada ah.

gabagabadii xaalka ayaa kasii daraya marba marka kadamaysa iyada oo ay soo qulqulayaan Tahriibayaasha kasoo cararaya dalalkooda iyo Europe oo ka muragaysan Dadka Albabadooda ku le’anaya.
Wararkii ugu dameeyey ee kasoo kordhay baadi goobka Tahriibayaashii ku qaraqmay xeebaha EuropeApr 21, 2015 - jawaab
Dadaalo aad u xoogan ayaa ka socday Saacadihii ugu dameeyey Xeebaha Talyaniga kuwaasi oo lagu baadi goobayey doon in ka badan 700 oo tahriibayaal ah ay saarnaayeen oo ku Dagtay badda Talyaniga maalinadii axadda ahayd sitimaankii tagay .
Waxaa saaka oo salaasa ah Dekada magaalada Catania ee Jasiirada Sicily ee dalkaasi Talyaaniga la keenay 28 qof oo kasoo badbaaday doontii tagtay, dadka la la keenay ayaa ukala dhashay
Madaxa IOM u fadhiya Talyanida Giacomo ayaa cadeeyey in dadka ka badbaaday musiibadaaas ay ukala dhasheen “Mali, Gambia, Senegal, Somalia, Eritrea iyo Bangladesh,”
Dhanka kale Shirar ayaa ka soconayey magaalada Brussels ee xarunta Belgium ka taas oo ay iskugu yimaadeen dalaalka reer Europe, waxayna kasoo saareen qodobo wax looga qabanyo xaaladda hadda taagan sida:-
In lala dagaalamo Dadka Tahriibinta ka shaqaynaya ee Doomaha aan cagaha badan ku taagnayn dadka kusoo daabulayo taasoo fariin cad u diraysa dadka ka shaqeeya Arimaha Tahriibinta xeebaha Libya.
waxay kaloo isla garteen in la kordhiyo maraakiibta iyo doomaha badbaadin , walow wadanka Malta uu aad ugu dheeraaday in wax laga qabto meesha ay Tahriibayaashu kasooo burqanayaa ee Libya lagana caawiyo in Dalkaasi uusan noqon dal fashilmay uuna markale cagihiisa ku istaago si la iskaga kaashaqado wax kaqabasho dhab ah ee xaaladda murugsan ee tahriibayaasha sharci darada ah.
gabagabadii xaalka ayaa kasii daraya marba marka kadamaysa iyada oo ay soo qulqulayaan Tahriibayaasha kasoo cararaya dalalkooda iyo Europe oo ka muragaysan Dadka Albabadooda ku le’anaya.
Wararka Caalamka
Mohamed Farahalay
Frankfurt Germany